X

Raiisal wasare Xasan Cali oo ka jawaabay suaal wasiir Maareeye weydiiyay oo ahayd Somaliland

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka jawaabay su’aal wasiir Maareeye weydiiyay oo ahayd Somaliland. Maareeye ayaa sheegay in tubta dawlada ee qoran ee socota ku jirin in si gaara loola hadlo maamulka Somaliland.

Waxase Xasan Cali Kheyre sheegay in tubta socota ka mid yihiin.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ZVvbcAa1xHw[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.