X

Kulan looga hadlay yaraynta tacadiga haweenka miyiga oo Hargeysa lagu qabtey

Kulan looga hadlay yaraynta tacadiga haweenka miyiga oo Hargeysa lagu qabtey. Kulanada noocana ayaa waxa qaban qaabiya hay’addo ajaanib ah. Ma jirto tacadi ka xun gudniinka oo lagula kaco gabdhaha Somalida ah mase jirto wax u khaasa gabdhaha miyiga.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Qib3bn3ZY0w[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.