23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ra’isul Wasaare Hore Cabduwelli Sh Axmed oo Su’aalo adag lagu garaacay

Ra’isul Wasaarihii hore ee SOOMAALIYA ayaa sheegay in xalka uu ku jiro in la gaaro heshiis rasmi ah si doorasho ay udhacdo sanadkan. Isagoo wareysi xasaasi ah bixinayay ayaa Cabdi Wali Sh Axmed uu tilmaamay in dalka Soomaaliyeed ay muhiim utahay iney ka baxdo 4.5.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS