X

Ramaax oo Baki ku kalahay iyadoo uu dib u dhacay soo jeedin ka dhan ahaa maayerka magaalada

Gudoomiyaha Boorama Ramaax ayaa saaka ku kalahay degmada Baki ee gobolka Awdal halkaas oo la sheegayay in uu jiro soo jeedin xilka looga qaadayay gudoomiyaha degmada Baki waxase jirtey in aanu dhicin soo jeedintaasi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.