November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ramaax oo ku dul calaacalay reer Boorama aan ka ilaalino kacdoonka reer Adal maalinta 18 May+MUUQAAL

Boorama–Wakiilka Siilaanyo u fadhiya Boorama ayaa lacagtii ugu badneyd ku bixinaya qabanqaabada maalinta beesha dhexe ee 18 May calaacalna u direy reer Boorama isagoo niyada ku haya kacdoonka. Ramaax ayaa la arkayaa isagoo dul jooga gawaadhidii la soo ururiyay ee ku guulaystay in iyagu lacagta qaataan kana qayb galaan. Maalmaha noocana ayaa dadka reer Boorama helaan shaahooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM