November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Rashiid Jaamac Dhari oo reer Hargeysa ah oo ka yaabay hantida gobolka oo afar isku reera loo dhiibey: fooqaqa ayaa la iskugu iman

Rashid Jaamac Dhari oo geed hoostii fadhiya Hargeysa ayaa si xun uga cadhoodey foolxumada qabyaalada beesha dhex isku hayso wuxuuna tilmaamay in hantidii gobolka loo gacangeliyay afar nin oo isku reera wuxuuna is waydiiyay dadkii kale meeye..walee fooqaqaa la dhistey ayaa layskugu daba iman.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM