X

Rayla Odiinga oo raba in Somaliya la kala jarjaro oo Amisom ka hadlay

Rayla Odiinga oo hadda u sharaxan inuu noqdo madaxweynah Kiiniya ayaan hore u qarin inuu rabo inuu dalka Somaliya kaga soo haro qurub qurub ayaa sheegay in khasaare joogto askarta joogta Koofurta dalka.


”Waxa nooga baxda balaayiin shilinka Kiiniya ayuu yiri Rayla oo ka hadlaayay Ingiriiska oo ay ka wada shaqaynayaan sidii dalka loo kala goyn lahaa. Lacagta badankeeda waxa celiya hawlgalka Amoisom iyo Maraykanka.


Rayla ayaan sheegin inuu dalka kala baxayo askartiisa haddii Kiiniyaatigu xukunka u doortaan inta aan laga saarin waa haddii uu dalka taladiisa qabto madaxweynaha hadda haya xukunka dalka Somaliya.



Si kastaba waxa hubaala in Kiiniya lagu aasi doono ciideeda haddii ay ka bixi waydo dhulka Soamliyeed.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.