11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Oday 65 jir ah oo miyiga Hiiraan qori u qaatay in uu sharaftiisa ka ilaashado argagixisada shabaab

Odayaasha dhaqanka Hiiraan, gaar ahaana Miyiga fog ee gobalka Hiiraan ayaa qaadanaya doorkooda ku aadan sidii ay qeyb uga qaadan lahaayeen la dagaalanka argagixisada shabaab sharafta dadkoodana uga ilaalin lahaayeen masiibada.

Odayaasha dhaqanka ee deegaanka Maxaas & Moqorkori ee gobalka Hiiraan, waxaana ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin in ay xoreystaan deegaankooda.

Argagixisada waxay sheegeen in ay ka qabsadeen deegaano muhiim ah, isla markaasna ay hadda arkeen awooda Kooxahan mudada dheer haystay deegaanadooda.