Shil gaadhi ayaa shalay galab ka dhacay duleedka magaalada Boorama meel u dhow garoonka diyaaradaha oo hadda noqdey magaalada dhexdeeda. Gaadhigan ayaa ka soo baxay Quljeed waxana saarnaa shan iyo dirawalka. Waxa dadkii goobta gaaray ay sheegeen in aanay jirin dhimasho laakiin dhaawacyo soo gaareen dadka saaran.
Dadkii dhaawacnaa ayaa loo qaaday isbitaalka magaalada halkaas oo la sheegay in xaaladoodu ahayn mid sidaas u halisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay