X

Reer Awdal ayaa ugu wacan in Muuse Biixi ka ogolaadaan cadaalad daro: Abgaal

Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka tirsan xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in wahabka saaran gobolka ay ugu wacan yihiin siyaasiyiinta gobolka oo Muuse Biixin ka ogolaadey inuu cadaalad xumo kula dhaqmo. Muuse in laga ogolaado maaha wuxuu isagu diiday.


Maaha markii ugu horeysay ee Abgaal yiraa arintan hase yeeshee aanay jirin wax uu ka qabtey. Abgaal ayaa lagu xasuustaa sidii uu u yiri aniga ii daaya.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.