Waxma idiinma balan qaadi karo reer Awdalow laakiin waa sidii Muuse Biixi sheegay waa hadalkii wasiirka qorsheynta maamulka Somaliland oo yiri ”mashruuca horumarinta Somaliland (SDF) meelo kaga haboon Awdal ayaa la geeyay wixii dambese ha sugaan cadaalada Muuse Biixi.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=pLXj8_0_dEo[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay