Waxa xilligii diiwaangelinta Awdal laga diidey in la dhegeysto oo loo kordhiyo goobaha diiwaangelinta waxana loo shegay in tani ka jirto goobaha kale..waxana hadda soo baxaya in dadki Hargeysa joogey ka codeeyeen ninba magaaladiisa oo hadda la waayay tirio ka codeysa Hargeysa.
Dadka badankiisa ayaa tagey Saaxil, Awdal iyo Togdheer halkaas oo ay iska diiwaangeliyeen. Cadaalad xumada beesha dhexe oo hore loo ogaa ayaa haddana faraha ka baxday, waxa goobaha la kordhiyay muujinaysaa in dadka loo fududeeyo in ay sui dhuib yar u baxaan si tirokoobka loogu shubto.
Hoos ka daawo Siciid Cali Muuse oo isagu KALIYA ah afhayeen oo shegaya in gooabaha Hargeysa loo kordhiyay sheegayna in cadaadis lagu saaray, maxaase loo dhegeysan waayay reer Awdal waa u baahan in reer Adal ka jawaabaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay