22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Reer Awdal oo fahmey ruwaayada ka socota Hargeysa iyo reerka xukunka isku haysta oo ay ku habsaameen: ARAG

Fikir ururin lala dhexmaray dhalinta waxgaradka ah iyo shacabka magaalada Boorama qaar ka mida ayaa reer Boorama fahmeen ruwaayada kla socota Hargeysa ee hal reer isku eryanayo xukunka..iyagoo u sheegay laba siyaasi oo ku dhex habsaamay beesha dhexe in ay iskaga dhex baxaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM