X

Reer Awdal way isku filan yihiin waana inay iskood isku taagaan: siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi

Siyasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in reer Awdal isku filan yihiin ayna muhiim tahay inay iskood isku taagaan, isagoo fariin u direy IGAD iyo dawlada dhexe inay kaalintooda ka soo baxaan maadaama Awdal ka mid tahay dawlada federaalka, xaqna ku leedahay sidii ay goonideeda u istaagi lahayd.


Marna ma hoos joogno beel kale oo isku magacowdey Somaliland oo reer Awdal nabadeyntooda kaliya ka qayb qaateen iyo nabadda ISAAQ kula noolaanayo jaarkooda oo loo bedelay goosasho hadda dhicisowdey oo ayna ku jirin.


ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.