Reer Awdalow Muuse Biixi qori caaradii ayuu fahmaa ee ka heli maysaan saami waa hadalkii siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo dul istaagey saamiga qaybsiga ay ka hadleen xildhibaanada Awdal u jooga Hargeysa.
Ugu dambeyn wuxuu ku soo koobey ”hadaad dhiig leedihiin ma arko in aad doorashadaa gashaan hadaad tihiin maxaa cunaana dee idinka iyo yeelkiin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4Hkd66EydoQ[/embedyt]
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay