Wasiir ka tirsan maamulka Puntland oo la yiraa Cali Xaaji Warsame ayaa qarxiyay in dadka ugu badan ee baasaboorada u soo doonta Puntland ay ka yimaadaan Boorama, Hargeysa iyo Burco. Wasiirka oo ku faanayay in nidaamka federaalka ee Puntland jeceshay in ay u fasirato sida ay jeceshahay uu keenay in reer Boorama, Hargeysa iyo Burco u yimaadaan Puntland baasaboor iyo adeegyo kale halkii ay Xamar ka tagi lahaayeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay