Magaalada Boorama ayaa waxa ka dhacay banaanbax kooban oo ay dhigeen dad ku wareersan taloxumada Muuse Biixi oo hadda cunaha qabtety. Dadka qaylinaya ayaa kaliya kuwa Boorama.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=AgfD97T1DEk[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS