Reer Boorama ayaa u hogaansamay banaynta wadooyinka oo si xawliya uga socota magaalada. Waxa caadi noqotey in wadooyinka la maro la kala iibsadey taas oo ay ugu wacan tahay maamulka jira oo wacyigelinta ku yartahay iyo maamulka magaalooyinku.
Boorama ayaa burburkii kadib lagu xasuusta magaalo Somali isugu timaado ilaa SNM soo gashay oo xasuuq kala daashay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5E-eFPZg7rc[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay