12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Reer Boorama oo xafiiskii Ramaax u doontey taysarada aqoonsiga Somalinimada oo ka istaagtey gobolada bariga Awdal

Boorama–Reer Boorama ayaa saf dheer u galay taysarada aqoonsiga oo laga bixinayay guriga badhasaabka Siilaanyo ee Ramaax. Waxay waliba ka cabanayeen in goobtu ku yartahay. Taysaradan ayaa laga joojiyay magaalooyoinka beesha dhexe iyagoo la arkay Siilaanyo oo laba dhalasho u kala qorantahay oo kala ah mid uu kaga dhiiban yahay Ingiriiska iyo mida caadiga ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM