X

Reer Burco oo hanjabaad u soo direy Muuse Biixi

Reer Burco ayaa hanjabaad u soo direy Muuse Biixi. Qaar ka tirsan dadweynaha oo saxaafada la hadley ayaa sheegay in Gabiley loo raro cashuurta Burco laga qaado halka ta xoolaha Berbera lagu cashuuro.


Xildhibaano taageersan Muuse Biixi ayaa ku eedeeyay maayerka Burco inuu aamusnaa markii adeerkii maamulka haystay hadana uu afka kala qaaday.

Dadweynaha reer Awdal oo iyaguna daawanaya ayaa u arka ciyaar wax loogu dhimayo tabashada aan cida halkaas uga soo qaadin ee xataa lagu qoslo.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=HD8WtPnxyOM[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.