X

Soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo ee Eritariya iyo calanka oo la taxay wadooyinka Asmara: SAWIRO

Soo dhaweynta aad u balaaran ayaa madaxweyne Farmaajo loogu sameeyay Eritariya halkaas calanka la taxay wadooyinka Asmara. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka degay Asmara ayadoo uu casuumad ka helay dhigiisa Afwerki.


Madaxweynaha o weftigiisa ay ka miod ahaayeen saaxiibo hore oo uu lahaa madaxweynaha Eritariya Afwerki ayaa si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Asmara.

Madaxweynaha oo u garoonka diyaaradaha ku qaabiley Afwerki ayaa waxa wadooyinka taxnaa shacabka reer Eritatiya oo ruxaya calanka Somaliya iyo kan Eritatiya ayadoo wadooyinka uu taxan yaay calanka Somaliya.


Socdaalkan ayaa waxa faaiido weyn ka helay Eritariya oo hadda ka baxaysa go’doonka ay ku jirto. Mana jiri doonto in dib loo eedeeyo inay taageerto argagixisada Shabaab.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.