Reer Burco oo ku hanjabay inay samaysan doonaan maamul goboleed
Reer Burco ayaa ku hanjabay inay samaysan doonaan maamul goboleed. Hadalheyntan ayaa imanaysa ayadoo ay khaati ka joogsadeen magacii Somaliland oo hadda cidkaliya ku takrifasho dadka kalana la fogeynayo.