09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Reer Burco oo mar labaad laga nixiyay iyo neef loo cunay si aan hore loo hore arag: FIIRSO

Dhacdo naxdinleh ayaa reer Burco ku waabariisteen kadib sida ay sheegeen in neef xoola ah loo cunay si aan hore loo arag oo dhiiga sida nadiifa looga jaqay. Waxa kale oo ay sheegeen in neefkan aanu ka muuqan wax rafaada. Dhacdadan ayaa imanaysa xilli wali laga yaaban yahay cida dishey gabadh yar oo afar Jira.

.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS