Boqor buur-madow oo ka mida salaadiinta beesha ISAAQ ayaa sheegay inuu raaligelin ka siinayo reer Koofur galbeed wuxuushnimadii uu kula dhaqmay horjooge Muuse Biixi. Dad maata u badan ayaa horjoogu caadi u bililiqaystey.
Maatadii ayaa ugu dambeyn gaaray gobolka Bay. Dadka oo si nabada ku deganaa ayaa horjooguhu garoon ku xereeyay kadibna ka reebay dhamaan waxay hanti lahaayeen.
Dadka oo aan haysan waxay huwadaan ayaa gaaray Butlaan. Waxa kuwooda ugu liitey lagu qaaday diyaarado loo kireeyay. Waxa jiray siyaasiyiin faro ku tirisa oo ISAAQA oo ka hadlay dhacdada horjooge Muuse Biixi.
Boqor Buur-madow oo raba inuu reer Koofur galbeed u sheego inaan ISAAQ la qabin foolxumadaa ayaa sheegay inuu raaligelin ka siinayo, isagoo hogaaminayo odayada dhaqanka beelaha DIREED.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay