Reer Sool ayaa jawaab kulul siiyay Muuse Biixi oo Sool ingiriis u nisbaysta. Muuse Biixi ayaa sheegta in Sool uu yaalo xuduud Ingiriisku uga tagay iyaga uuna u socdo inuu gaaro.
Anagu Ingiriis ma naqaan adna Kuma naqaan orodoo London qayb iga sii dheh. Garanmeyno halka aad naga soo gashay isku isirna ma nihin.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=V5KHSD51aOQ[/embedyt]
Maxam,ed Yuusuf
ARAABINEWS