X

Sidee loogu soo dhaweeyay madaxweyne Farmaajo magaalada Nayroobi: SAWIRO

Sidee loogu soo dhaweeyay madaxweyne Farmaajo magaalada Nayroobi. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Jommo Kenyatta ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kiiniya Monica Juma iyo sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Kiiniya Mudane Cali Maxamed Sheekh.



Madaxweynaha ayaa maanta gelinka dambe wada hadallo la yeelanaya Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Safarka madaxweynaha Ayaan la shaacin waxa looga hadli doono.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.