November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Reer Wajaale oo Siilaanyo sanka ka qabsaday; Ilaahay mid dhaama ha inoo keeno qabyaalad cad baa ka socota halkani+MUUQAAL

WP_20141102_002Wajaale 02 Nov 2014—-Banaanbax balaadhan oo reer Wajaale sanuga qabsadeen Siilaanyo iyo maamulkiisa ayaa gilgiley magaalada”waxayna ku dhawaaqayeen Ilaahay mid dhaama noo keen qabyaalad xunbaa lagu hayaa halkani.

Maxamed Yuusuf