X

Reer Yurub oo cunto yaraan soo wajahday oo fasaxay raashinka Ruushka

Kadib muddo yar oo ay ku kibreen Ruushka ayagoo dabada haysta cajuuska Maraykanka ee Baydan ayaa reer Yurub go’aan ku gaareen in la fasaxo dhamaan raashkinak Ruushka ka imaanaya iyo nafaqada ciida.


”Waxaa go;aan ku gaarnay in la qaaday dhamaan cunaqataynta saaran raashinka ka yimada Ruushka iyo nafaqada ciida beeraha laga bilaabo maanta, waana in si degdega loo fasaxaa dhamaan dalagyada beeraha ee Ruushka ayaa lagu yiri qoraalka.


Ruushka oo soo saara cuntada adduunka ugu badan ayaa reer galbeedka oo dabada haysta Maraykanka ay saareen cunaqatayn, waxayse ka qaadeen sixir barar aan hore loo arag, dhaqaale burbur iyo lacagtooda oo dhulka gashay.



Halka Ruushka dhaqaalihiisa aan wax weyn loo dhimin aana wax loo dhimin hawlgalka milatari ee Ruushku ka wado Yukrayn ee uu ku badbaadinayo dadkiisa Koofurta dalkaasi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.