X

Xasan Culusow oo kumanaan ku qasaariyay safaro bilaa faaiido ah

Xasan Culusow ayaa kumnaan ku qasaariyay safaro uu dhawaan ku kula tagay Afrika iyo Carabta. Waxa u dambeeyay midka maanta uu ku tagay Tansaaniya oo si xun loogu bahdilay. ”Waa fadhiid Xasan Culusow shirka uu tagey waxa fadhiya Kiiniya oo iyadu si caadiya u diidey inay ururkan aan faaiidada badan ku jirin, Somaliya ku soo biirto.


”Tusaale aan ku siiyo Somaliya waxay hore uga mid tahay dalalak barigam bartmaha iyo Koofurta Afrika xiriirka ganacsi ee ay leeyihiin, wax faaido ahna kuma hayaan waayo Afrikada kale ma imaan karaan iyagana hadday tagaan waa la xirayaa ayuu yiri Cali Calasow.



Marka meel aad ku jirto waxna ku hayn waxay u egtahay waqti lumis waana nin meel amaran foosto ku shubaya ayuu yiri Cali Calasow. Marka abaar ayaa jirta ninkaana socdaalo bilaa faaiido ayuu ku qasaariyay kumanaan doolar.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.