X

Reer Yurub oo raba dawlad liidata si loogu kordhiyo joogitaanka badeena

Waxa badeena xaalufiya maraakiib ay leeyihiin reer Yurunb oo ku jooga badeen ainta kheyraadka leh waxay ugu yeeran la dagaaanka burcad badeedka halka iyagu yihiin burcada. Warqad ay soo saareen ayay ku sheegeen in dawlada soo socota la laaluusho si ay ugu yaraan u kordhiso mudada ay joogayaan.


”Dawlada Somaliya ayaa aad uga carootay kadib markii hawlgalkan sharci darada ah loo kordhiyay bishii hore looguna daray sadex bilood ayuu yiri Cali Calasow haddase waxay rabaan inay sii joogaan.


”Waxaan ognahay in maraakiibtaa reer galbeedka ay ka sameeyaan badeena kumanaan lacaga ayagoo gurta kheyraadka badeena ayuu yiri raaciyay waana faaiidadaa waxa ayna ilaawayn.



Qoraal ay soo qoreen ayay ku sheegeen inay laaluush siiyaan dawlada soo socota ama mida hadda joogta si 9 bilood oo kale loogu kordhiyo xilliga ay joogayaan. Dawlada Soamliya ayaa rabta inay ka tagaan badda haddii ay ilaaliyaan qashinka lagu shubayo in kaluumaysiga sharci darada ah.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.