19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Roobab lagu nastey oo RABI ugu nimceeyay reer Gabiley oo shalay ka qaylinayay abaar xun

Roobab lagu nastey ayaa ka dilaacay Gabiley iyadoo shalay ay dadku ka cabaadayeen abaaro xun oo ku dhuftey deegaanada Gabiley. Dadka qaar oo ka hadley roobka ayaa RABIGOODA uga mahadceliyay sida uu naxariistiisa ugu soo shubey. Inkastoo aad arkayso mid ducada dadku ay waydiisteen RABIGOODA u weeciyay in Siilaanyo Rabi ka aqbalay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM