Roobabkii ugu badnaa oo ka da’ay deegaanka Buuhoodle iyo dooxyo soo rogmaday. Magaalada Laascaanod ee caasimada khaatumo iyo Deegaanada Hoos yimaada ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa siwayn uga da’ay Roobab Mahiigaan ah kuwaasi oo dadka iyo duunyadu ay ku Qabowsadeen.
Waxaanu Maanta oo Jimce ah gaadhnay Qaar kamid ah deegaanada Roobabku ay maasheeyeen, Sida aad ku Arki doontaan Sawirada , waxaana booqanay Togga Caanka ah ee Xargara oo buux dhaafiyey, Togga magaalada Yagoori, magaalada Adhicadeeye iyo Deegaano badan oo ku xeeran Wadada laamiga ah, Sidoo kalana Bulshada deegaanka ayaa ka warbixiyey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
![3-768x512[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/3-768x5121-300x200.jpg)
![5-768x512[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/5-768x5121-300x200.jpg)
![6-768x512[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/6-768x5121.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay