November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Roobkii gu’ga oo ka curtey deegaanada Araabi ee ismaamulka Somalida Itoobiya: SAWIRO

Roobabkii gu’ga oo aad loogu raysey ayaa ka da’ay deegaanada Araabi ee ismaamulka Somalida Itoobiya iyadoo deegaanada guud ahaan ay ka jirtey abaar sanad iyo badh jirsatey oo guud ahaan ay dadka iyo xooluhu aad u rafaadsanaayeen.

Deegaanada RABI u nimceeyay ayaa waxa ka mida caasimada Araabi, Jabanta, Sheekh Nabadgalyo iyo deegaano farabadan oo ku meersan kana fog caasimada Araabi. Ilaa 4 saacadood oo xidhiidh ah ayaa uu si fiican uga da’ay deegaanada.

BUT REN EWAA

C/rashiid Rashka, Borama

ARAABINEWS