X

Roobkii gu’ga oo ka curtey deegaano hoostaga degmada Araabi: SAWIRO

Ayadoo baryahan ay jirtey abaar dad badan ka guureen deegaanadii ay deganaayen qaarkoodna soo gaareen degmada Araabi ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay waxa RABI u soo keenay raxmadiisa roobka oo biyo dhigey.


Dadka degan degmada Araabi iyo nawaaxigeeda ee balaadhan ayaa ku dayrsadey nimcada RABI siiyay uguna mahadnaqay. ”Wakaas RABI naga soo gaaray abaartii foosha xumeyd ee xoolo badan la jiifeen biyo baad la’an ayay tiri Xaawa Muxumed.

Deegaanadan ayaa RABI nimco ku manaystey laakiin maamul xumo awgeed ayaa dadka u rafaadsan yihiin.


Maxamed Camash

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.