X

Rooble Baahane oo Ingiriisku kala shirey sidii aanu ku soo noqon Farmaajo

Ingiriiska ayaa malaayiin doolar ku bixiya sidii ay u dhici lahayd doorasho uu ka hadhay madaxweyne Farmaajo haddiise uu soo noqdo waxa hubaala inuu ka sifeyn doono Xalane.


Waxa si joogta ah u wada shira Rooble Baahane iyo safiirada Ingiriiska u fadhida teendhada Xalane waxana ugu weyn xildhibaanada soo baxay sida hawsha loo geli karo iyo in isaga laftiisa rajo leeyahay.


”Waxa kulamadaa ka soo baxa inta badan niyadjab xoogan waayo Baahane ma hayo xog sugan sida xildhibaanadaa loo laaluushi karo iyo habka ugu fiican ee looga hortagi karo madaxweynaha hadda jira.



Kooxda Xalane ayaa niyadjab weyn ka qaadi doona haddii Farmaajo dib u soo noqdo. Waxa iyaga u daran inay u muuqdaan kuwo fashilmay oo aan haba yaraatee kaalin ku lahayn dalka kheyraadkiisa iyo maamulkiisa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.