X

Rooble baahane oo la diyaariyay maxkamadii la saari lahaa

Waxa magaalada Ankara ee dalkaasi Turkiga ku kulmay madaxii sirdoonka Somaliya Fahad Yaasiin iyo macalin sare C/wahaab Maxamed oo Rooble Baahane lacag ku bixiyay in la garaaco.


Macalin sare C/waahaab ayaa sirdoonka Kiiniya garaaceen kadibna jeel u taxaabeen ilaa markii dambe ay qol madaow kaga tageen. Waxay sirdoonku u sheegeen dhowr jeer inuu taageeray madaxweyne Farmaajo.

Waxa si toosa ugu sheegeen in Rooble Baahane soo armay iyagun akeliya amarka ay fulinayaan. Haddaba waxa maanta kulankooda uu daarnaa sidii Rooble Baahane abaalkiisa loo marin lahaa.



Wararka ayaa sheegay in Rooble Baahane uu ku raaxaysayo Turkiga oo aanu tegin Iswidhan oo sida la sheegay ay ka yaalaan dacwado. Si kastaba ha ahaatee waxa la sugaa waa goorta la xaqiijiyo maxkamada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.