November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Rooda Axmed Yaasiin oo raaligelin ka bixisey odayo Berbera uga hanjabey reer Saylac

Xoghayaha xisbiga UCID ee gobolka Saaxil marwo Rooda Axmed Yaasiin ayaa afka goosatey odayo beesheeda ah oo hanjabaad Berbera uga direy Samaroonka Saylac oo iyagu ka cawdey nin Faysal Magafe la yiraa oo dadka dhibaato ku haya dhowr jeerna cabasho laga gudbiyay laakiin aan waxba laga qaban.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS