24/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Rooda Axmed Yaasiin oo ka gariirtey in Ceelsheekh ka tirsan tahay Awdal fariina u dirtey Ramaax

Rooda Axmed Yaasiin oo ka tirasan xisbiga UCID ee Berbera ayaa ka gariirtey hadal saxa oo ii sheegay gudoomiyaha gobolka Awdal Ramaax oo ahaa in uu ogyahay in Ceelsheekh ka tirsan tahay gobolka Awdal gaar ahaan degmada Lughaya. Rooda ayaa uga digtey Ramaax in uu farogeliyo waxay ku tilmaantey xadeynta gobolada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM