November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Roomiyo oo khaati ka taagan Nasteexo oo nin kale welli jecel: XUJO

Wa qayb kale oo xiise leh taxanaha XUJO oo meel xasaasiya maraya. Roomiyo ayaa khaati ka taagan Nasteexo oo welli ku waalan jacaylkeedii hore. Hadda waa inaan go;aan ka gaaraa halka AJ toos ula kulmey jacaylkiisa dhacday.





ARAABINEWS