Masuuliyiinta Marooko ayaa xaqiijay in Rayaan oo ahaa wiil yar oo shan jira oo ku dhacay ceel uu dhintey marka wax yar loo jiro. Lama garan karo inuu badbaadintu ka xumaatey oo wax ku dul dhaceen.
Wiilkan yar ayaa ceelka ku dhacay 4 cisho kahor waxayna masuuliyiinta Marooko ku qaadatey 2 cisho inay qodaan hog si ay u gaadhaan halak wiilku ku sugan yahay. Lama garan karo in ugu dambeyntii marka la soo saarayay ay jug gaartey iyo in kale.
Si kastaba ha ahaatee waxa aad loogu dadaalay in la soo badbaadiyo laakiin tii RABI ayaa qornayd iyo saacadiisa oo dhmaatey. Wiilkan yar ayaa ku dhacay godka xilli uu ciyaarayay.
Godadka noocana ayaa caan ka ah dhulalka baadiyaha ah halkaas oo ay ka qotaan biyo
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay