Wasiirkii hore ee maaliyada Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa qarxiyay waxyaabo badan muddadii uu hayay jagada maaliyada dalka. ”Lacagta waxa guran jirey kuwa aan dalkaba joogin, waxana saf dheer ii soo galay dad aan garanayn waxay yihiin oo sheeganaya in ay dhacan yihiin oo xoolo ka maqan yihiin ayuu yiri Dr C/raxmaan Ducaaale Bayle.
Dib ayaan u habaynay waxaas oo dhan. Wuxuu tilmaamay in xilligii ay yimaadeen aan wax mishahara aan la bixin muddo dhowr bilooda ilaa shan bilood waad oran kartaa ayuu yiri Dr C/raxmaan.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay