Labada fanaan ee caanka ah oo Muqdisho ugu dambeysay berisanaadkii iyo waqtigii dahabiga ahaa ayaa waxay ka mid ahaayeen weftiga la socdey madaxweynaha Jabuuti oo maanta booqasho aad loo soo dhaweeyay ku yimi. Labada madaxweyne ayaa isku waramaya.
Labadan fanaan oo muddo 30 ka maqnaa Muqdisho ayaa ka hadley farxada soo laabashadooda. Waxay yimaadeen xilli jiilkii yaraa ee ciyaar iyo waxbarasho ku jeedi jirey hadda lagu yiri orda oo is qarxiya janaa idinka horeysee.
Waxa hore u tagey Muqdisho fanaaniin aad loo jecelyahay sida Maryan Mursal, Hibo Maxamed, Salaad Derbi, Faadumo Nakruuma oo qaarkood weli joogaan.
Waxay dalkoodii yimaadeen xilli ayna xor ahayn oo ay u baahan yihiin gaardiyaan, ayadoo aan ognahay in dhiigmiiratada kooxda gaalayntu ay ku faaneen dilka Allaa yarxamu Saado Cali Warsame.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay