X

Waxaan Armiiniya ka badbadinay inayna dib u sheegan Nagoorno: BUUTIN

Madaxweynaha Ruushka Buutin oo ka hadlaayay suaalaha sanadlaha ee uu qabto ayaa sheegay ayaa sheegay in dalkiisu ka badbaadiyay Armiiniya inayna dib dambe u sheegan Nagoorno Karabaakh. Ruushka ayaa Armiiniya siiyay hubkii ugu dambeeyay aaoo ay ku dhigteen kumanaan ka tirsan ciidanka Aserbajaan.


Xilliga ay Aserbajaan ogolaatey inay xabada ka joojiso Armiiniya ayaa ciidanka Armiiniya ku dhawa inuu is wada dhiibo maadaama ay waayeen cid u dagaalanta kadib markii laga diley in ku badan 3000 oo askari.

”Waxaan hore ugu sheegnay Armiiniya inay dhulka ka soo baxaan laakiin way ka dhega adeygeen, anaga mowqifkayagu wuxuu weligiiba ahaa in Armiiniya ka baxdo dhulka Aserbajaan ee ay ku haysato ayuu yiri Buutin.


Ciidanka Armiiniya ayaa sheegay inaan hal askari ka hadheen hadaan xabada la joojijn, waxaan ku mahadinayaa xabad joojinta la sameeyay ayuu yiri Igor oo ahaa askari hadda faraxsan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.