X

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

WIde The situation in Somalia Report of the Secretary-General on Somalia (S/2019/884)

Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta hubka ayadoo la fahmi karo ujeedada Maraykanka iyo Ingiriiska iyo wadamada kale ee iyaga maqla oo uu ku jiro Turkiga, dunida Carabta iskaba dhaaf.



Waa cunaqabatayntii 28-naad ee dalka ay ku giijiyaan kooxda Xalane. Waxana kuu soo baxaysa Ruushka iyo Shiinaha oo markay arkeen in dalku saaxiibkalab alahayn iyaguna ka aamuisay.



Xasan Culusow kuwa wata sida Imaaraad iyo Sacuudi ayagana waa ku sii giijiyeen, ayagoo ka amar qaata Maraykanka iyo Ingiriiska. Xasan Culusow ma hadli karaa waa MAYA waayo asaaba la keensaday.



Wakiilka Somaliya u fadhiya qaramada midoobay ayaa si weyn uga gilgishay cunaqabataynta nasiib daro cid dhegeysanaysa ayaan jirin. Dalku dawlad tayo ayaa ka maqan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.