X

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro horleh oo la filaayay la kulantey Qadar oo ah dal yar laakiin RABI ku manaystey shidaal iyo gaas buuxdana lacag. Dadka wadanka u dhashay ayaan gaarayn hal milyan waxana u shaqeeya in ka badan 1 miyklan iyo badh.



Qadar ayaa sheegtay waxa ALLAHA mahadiiya in dad badan diinta qaateen markii loo sharaxay. Inkastoo khaniisiinta reer Yurub ay dacaacad ku fureen, haddana waxa durba la cadeeyay tiri badan oo diinta Muslimka ku qancay.



Garoomada casriga ee ay dhistey ayaa waxa ku baxday balaayin doolar, waxana ciyaaraha inta badan waardiye ka ah wadamada Turkiga, Ingiriiska iyo kuwa kale.



Si kastaba ha ahaatee waxay Qadar u tahay guul in dad soo Muslimeen iyaguna maanta ciyaarayaan koob caalami ah oo ayna ku riyoon weligood. Waxa dhinaca kale ku jira wiil Somali Yamani ah oo aabihii u ciyaari jiray kooxdii Horseed.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.