X

Ruushka iyo Turkiga oo diidey hadal ka soo yeeray xagjir Trum

Kadib shir aan caadi ahayn oo uu yeeshay ururka aan ilkaha sare lahayn ee tafaraaruqa ah ee Islaamka kuna yeesheen casimada Turkiga ayaa madaxweynaha dalkaasi Erduqaan cambaareeyay hadal ka soo yeeray xagjir Trum oo ahaa in dhulka Siiriya ee Yuhuudu haysato hadda loo aqoobnsado dhul iyagu leeyihiin.


Madaxweyne Erduqaan ayaa sheegay in hadalkaasi waxba ka jirin, waxase hoos u taageersan Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka.

Ruushka ayaa iyaguna sheegay inayna weligood aqbali doonin dhul Suuriya leedahay oo Yuhuud la siiyo. Ruushka ayaa ka mid ahaa dalalkii caawin jirey Suuriya xilligii ay dagaalka kula jireen Yuhuuda oo markii dambe ay uga baxeen Masaaridu.


Ururrka Carabta ayaa iyaguna sheegay in ay aad uga horjeedaan hadalka mudawakh Trum oo si xooga u taageersan Yuhuuda.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.