X

Ruushka oo adkaynaya xiriirka ay la leeyihiin Woqooyiga Kuuriya

Madaxweynaha Ruushka ayaa hambalyo u direy hogaamiyaha Woqooyiga Kuuriya maalintii ay ka xoroobeen Jabaanka. Ruushka ayaa balan qaaday inuu xoojinayo xiriirka labada dal uuna gaarsiin karo halkii ugu saraysay.


Ruushka ayaa sare u qaaday xiriirka uu la leeyahay wadamada Woqooyiga Kuuriya iyo Shiinaha inkastoo Kuuriya ay haysato cunaqabatayn culus haddase waxa muuqata in taasi burburtey maadaama Ruushku aanu hirgelin doonin.

Ruushka ayaa cunaqabatayn tii xumayd ay uga timi xulafada Maraykanka ku daba tukada. Xoojinta xiriirka Woqooyiga Kuuriya iyo Ruushka ayaa ka dhigan in ay is dhaafsan doonan siro badan. Kuuriyada Woqooyi ayaa aqoonsatey labada gobol ee ka tirsanaan jiray Yukrayn haddase uu xoreynayo.

Rashiid Ceellanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.