X

Xamse Cabi Barre oo si dadban Hawiye ugu sheegay inay soo saaraan argagixisada

Raiisal wasaaraha ilaa hadda aan lahayn argati dheer oo ku qotonta wax ka qabashada arimaha balaaran ee horyaala dalka inuu ku daba faylo Xasan Culusow mooyee ayaa si dadban Hawiye ugu sheegay inay soo saaraan argagixisada ay guryaha ku qarinayaan.


”Muqdisho waxay u baahan tahay gabadh soo sheegta argagixisada guriga joogta ee loo baahna askari qori wata oo dibeda jooga ayuu yiri Xamse oo la hadlaayay Hawiye beeshiisa Abgaal oo casuuntey.


Waxa inata badan aad u soo noqnoqota in argagixisadu aad ugu badan tahay deegaanada ay degan yihiin Hawiye, taas oo loo fahmi karo inay la shaqeeyaan, oo marna askar noqdaan marna noqdaan kuwii wax dilaayay.

”Dawladu ha dhaafto wadada Maka Mukarama ayuu Xamse u sheegay Hawiyaha.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.