November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ruushka oo hadda sii daayay goobta ay ku sugnayd diyaaradii ay soo rideen Turkigu iyo Turkiga oo reer Yurub codsi u direy

Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa hadda sii daysay goobta ay ku sugneyd diyaaradii ay soo rideen Turkigu iyagoo cadeeyay in ay ku sugneyd xadka Siiriya. Dadka badankiisa ayaa is waydiinaya sababta Turkigu u soo riday diyaarad aan weerar ku ahayn iyadoo hadda ay soo baxayaan in xilligaas diyaaradu duqeyn ka waday buuraha u dhow Turkiga oo argagixisadu joogto.

Dhinaca kale Turkiga ayaa reer Yurub ka codsaday in ay isugu yimaadaan shir deg dega oo ay kaga hadlaan xiisadan ay abuureen iyo reer Yurub oo u sheegay in madax foorariyaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM