X

Xulka qaranka Somaliya da’da 11 jirka oo Qadar ka yaabsaday

Xulka Qaranka Somaliya da’da 11 jirka ayaa dawlada Qadar oo caruurtoodu gaajo aragka yaabsaday kadib markii ay la ciyaareen ciyaar adag oo ka dhacday xarunta dalkaasi ee Dooxa. Ciyaartan ayaa soo jiidatay dadweynaha Somalida ee nool dalkaasi Qadar. Wasiirka waxbarashada ayaa ka hadashay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.